Muqdisho iyo Caday Soomaali : VIDEO

Muqdisho iyo Caday Soomaali : VIDEO

daajis.com:- Dadka Soomaaliyeed waxay aad u jecel yihiin in ay ku cadeystaan ama ku rumeystaan geedka loo yaqaan Caday Soomaaliga oo inta badan ka baxa dhul xeebeedka iyo dhulka dhoobeyda, waxaana waayadaan muuqanaysay in dadka isticmaala ay yaraanayeen isticmaalka cadayga oo ay u guureen inay ku rumeystaan brushka iyo daawada loo iib geeyo Soomaaliya.

Magaalada Muqdisho, oo ah xarunta dalka ee dadka ugu badan ku nool yihiin, waxay dadka qaarkood noloshooda usoo dhacsadaan siyaabooyin kala duwan. ganacsato muruq maal ah oo noloshooda ay ku tiirsan tahay ganacsiga cadday Soomaaliga ayaa magaalada ku iibiya caddayga, waxayna wadooyinka ku wareejiyaan caddayga.caday-soomaali.
Dad badan ayaa aaminsan in caday Soomaaliga uu ilkaha iyo afka u wanaagsan yahay, una arkaan inuu ka difaacayo cuduro badan oo burburka ilkaha ay ugu horeyso.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada