DAAWO LAYAABKA:- Tahriib noocii ugu yaabka badnaa oo ka bilawday Afrika..

DAAWO LAYAABKA:- Tahriib noocii ugu yaabka badnaa oo ka bilawday Afrika..

daajis.com:-  Tahriib nooc yaab leh ayaa ka bilawday qaarada Afrika waxaa dadku ay doonayaan in ay helaan nolol dhaanta mida afrika waxaana dalka maroko ka socda tahriib cajiib ah.

Ciidamada Spain ayaa maalmo kahor xadka Moroko iyo Spain waxa ay ku qabteen gaari lagu soo qariyay nin Tahriibe ah, ninkan ayaa lasoo galiyay gaariga qeybta Kiristaalaha halkaas oo la jiifiyay kadibna lagu qariyay waana meel halis ah waxaa ku dhaw xitaa matoorka gaariga iyadoo tahriib noocaas ah dad badan lagu galiyay yurub.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada