Daawo Sir Culus: Gen: Indhocade oo ka Waramay qorshaha ciidamada Shabaab Ee Kusoo duulay Deegaanada Puntland

Daawo Sir Culus: Gen: Indhocade oo ka Waramay qorshaha ciidamada Shabaab Ee Kusoo duulay Deegaanada Puntland

daajis.com:- Wasiir Dowlihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Gen.Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa sheegay in Al-shabaab ay Puntland u tageen Saddex Arrimood oo kala ah, inay Qalqal galiyaan Amnga Puntland, inay doonayaan Tagitaanka Buuraleyda Galgala maadaama lagu jabiyay Koofurta Soomaaliya oo Mareykanku uu ku Duqeeyay iyo sidoo kale in ay doonayaan Qorshe ah in Xoog ay ku soo furtaan Maxaabiis Shabaab ah oo Puntland gacanta ugu jira islamarkaana Shabaab Muhiim u ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Sidoo kale Indha-cadde ayaa sheegay in Xiligaan aan oo baahneyn in Puntland iyo Dowladda federaalka ay isku Eedeeyaan Shabaab,balse Muhiimadu ay tahay in Shabaab ay yihiin Cadawga Ummadda Soomaaliyeed sida uu hadalka u dhigay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada