DAAWO VIDEO:- Gabar uu haleelay cudurka dareenka joogtada ah

DAAWO VIDEO:- Gabar uu haleelay cudurka dareenka joogtada ah

daajis.com:-Qofkii akhrista qormadaan, yiraahdana: Ma maqlin cudurkaan weligay, run ahaan waa ku saxsan yahay. Waayo: Xataa dhakhaatir fara badan oo maalin walbo kumanaan bukaano ah qaabilo ayaan la kulmin cid ka cabanayso amaba aan la soconin jiritaankiisa, bacdamaa cudurkani loo magacbaxshay, lana aqoonsaday (identified) muddo haatan 10 sannadood laga joogo, uuna yahay xaalad dhif ah (rare condition).
Sideedaba, bushi waxaa ka hadlo bukaankii uu ku dhacay, sida gabarta Maraykanka ah oo aan qormadaan ku soo qaadan doono oo ka cabanayso cudurkaan oo lagu magacaabo: Dareenka joogtada ah (persistent sexual syndrome) loona soo gaabsho (psas).
Amanda Gryce (Gariis) waa gabar 22 jir ah, kuna nool Gobolka foofureed ee Florida ee dalka Maraykanka, waxayna ka shaqaysaa dukaan lagu gado alaabta carruurta. Gabartaan wuxuu cudurkani asiibay ayadoo 8 sanno jirto. Waxay leedahay: Cunug ahaan wax fikrad ah kama haysanin waxa igu dhacaayay, waxaan u malaynaayay inaan galmada uun ku daranahay (sex-obssessed). Waana seegaysan jiray (I had to masturbate) mar kasta si ay u fududaato xaaladdayda, waxaana dareemi jiray inaan ahay ruux dimbiile ah.

Riix Halkan ee ka Daawo Video ga

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada