Dagaal u Dhaxeeya Daacish iyo Ciidanka Tuniisya oo ka Qarxay Magaalada Ben Guerdan (VIDEO)

Dagaal u Dhaxeeya Daacish iyo Ciidanka Tuniisya oo ka Qarxay Magaalada Ben Guerdan (VIDEO)

daajis.com:-  Waxaa maanta dagaal xoogani uu ka dhex qarxay ciidamo taabacsan Ururka ISIS/Daacish iyo ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Tuuniisiya.

Dagaalkani ayaa waxaa ku waxyeelooday dad lagu qiyaasay ilaa 40 qof iyadoo halkaasina ay ku geeriyoodeen Kudhawaad 26 qof, Iskahorimaadka ayaa ka dhacay Magaalada Ben Guerdan oo ku taala Xadka ay wadaagaan dalalka Liibiya iyo Tunisia, waxaana dagaalku uu bilaawday saaka aroortii.

Rasaas ayaa la sheegay in dadka qaar ay guryahooda ugu tagtay waxaana in muddo ah cakiran oo xaalad kacsanaan ah gashay Magaalada Ben Guerdan oo ahaan jirtay magaalo ay yimaadaan dalxiisa yaasha reer galbeedka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada