Maxaa U Sabab Ah Hoos U Dhaca Rabitaanka Kulanka Sariirta Ee Haweenka.??

Maxaa U Sabab Ah Hoos U Dhaca Rabitaanka Kulanka Sariirta Ee Haweenka.??

daajis.com:-Rabitaan yarida ee kulanka sariirta ayaa laga yaabaa in ay tahay mid u laabaneysa arimo nafsiyan ama jir ahaaneed (physical or psychological) ama dhibaato xaiirka labada lamaane ah .


Hadaba daajis Arimaha Bulshada ayaa gabaryaheey kuu sheegeysa haddii aad isku aragto arintaan isku day in aad xadido waxa u sabab ah ka dib si aad xal ugu hesho dhibkaada.

* Balwadda-Sida qaadka sigaarka, qamriga.
* Cilad ku jirta isu dheeli tirnaanta Hormone-da .
*Mararka qaar waxa u sabab ah xanuunada Dhiig yarida,Kansarka , Sokorta ama dhiig karka

* Xanuun aad dareemeyso marka la sameynayo is dhex gala ciyaarta .
Sidoo kale arimo badan oo nafsiyan ah( physical) ayaa sabab u noqon kara sida .

* Shook Kugu Dhacay xilliga caruurnimada.
* Murugo joogto ah.
* In aad horay ula soo kulantay kufsi
*Dhibaatooyin lamaane tusaale khiyaano jaceyl, in aad dareemin jaceyl.

Hadaba arimahaan haddii isku aragto waxaa kula gudboon in taqtar kula taliyo aad tagto.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada