Maxaa Xubinta Daranka Ragga Lagu Dheereeyaa?

Maxaa Xubinta Daranka Ragga Lagu Dheereeyaa?

daajis.com:- Niman badan waxay ka sheegtaan geed yari waxay u maleeyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiqda laga hadlo, geedka inuu dheeraado iyo inuu gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada, waxaa muhimsan kaliya inuu aad u kaco oo adkaado, sida la ogyahay dumarka farjigooda oo dhan raaxada ma wada dareemo, keliya 8 Sentimitir ayaa dareen leh wixii 8daas  dhaafo xanuun bay ka dareemaan, haweenka waxay rabaan nin bahal adag, marka walaal dhowrsanaanta ayaa ka dhigto ninka qof nolosha


guurka ku guulaysan doono laakin qofka naagaha xaaraanta aan iska ilaalinin ama seegada badsada hadhow marka uu guursado ayuu ka shallaayi wuxuu is arki hal daqiiqo kaddib inuu biyabbaxo, ama bahalkiisa oo noqda sida hilib balaq ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada