Raaxada galmada kuma xerna weyninka guska ee nin yahow sirtaan aqriso

Raaxada galmada kuma xerna weyninka guska ee nin yahow sirtaan aqriso

daajis.com:- Rag badan ayaa sheega arin aan wanagsaneyn oo ah in geedka yari uu yahay in aan marnaba naag qancin karin balse shabakada aduun oo xog uruurin dheer sameysay ayaa ku leh xaqiiida taasi ma aha wayna ka fogtahay.

Malabyarowga raga ama ha dheraado ame gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada waxeyna muhiimsan kaliya inuu aad u kaco oo aadkaado islamarkane garaaco jinbiyada canbarka naagta.

Hadaba sida lo ogyahe dumarka farjigooda o dhan raaxada ma wada dareemo kaliya 8-sentimitir oo gudaha ah ayaa dareema leh wixii 8 ka koreeyo wax kama daremaan marka laga reebo xanuun farabadan kala kulmaan oo noqda bal bal ama kuleyl.

Qaar kamid ah Haweenka waxey rabaaan Nin bahal adag marka waxa kadhiga dhoorsanaanta iyo udhalasho geedka kana keena xumbo cad ame waxyaaba dufin ah.

Ha yeshee ninka qof nolosha guurka ama mustaqbalka galaya ayuu anfacaa sido kale hadaa kafokaato xaraanta ame Siigada badan waxey ku anfaci doontaa goorta guursato oo adaa heli doono galmo raaxo leh,

Ugu danbeeyntii Warbaahinta Wacdaraha Dhalinyarada somaliyeed waxey kula dar daarmeysaa in iska yareyaan siigada ame xaraanta si hadhoowdi oga jiba kenaan si u dhacin shaleeyto marka guursado waxana dar daarankii NNKH (SCW) Uu Dhalanyarada Kula Dardaarmay Inay Guursadaan Madama Xiliga Dhalanyara Nilamada Ay Tahay Marxalad Adag Oo Qofka Bini,aadamka Uu Maro.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada