daajis.com:- Musharaxa xisbiga Jamhuuriga ugu horeeya ayaa fikradisii ugu balaarnayd ka bixiyay siyaasadiisa arrimaha dibbeda, Trump waxuu cadeeyay habka ugu horeeya ee Maraykanka uu u wajihi doona siyaasada arrimaha dibada Mar u wareysi la yeeshay jaraa’idka Newyork Times waxaa u sheegay in uusan ahayn gooni u goosad Balse waxa uu sheegay inuu ka walaacsan yahay qaabka Maraykanka ay u isticmalaan wadamada saxiibadiisa ah
Donald Trump ayaa intaasi ku daray in u dhamaan joojini doona shidaalka maraykanka u kasoo ibsanaayo Dalka Sacuudiga isagoo arintaasi shuruud uga dhigay in Sacuudiga uu ciidan u diro Suuriya.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at