Soomaalida Qurbaha Ku Nool Oo Si Ba'an Isku Furaya iyo Cilmi Baaris Lagu Sameeyay Arinkaas?

Soomaalida Qurbaha Ku Nool Oo Si Ba'an Isku Furaya iyo Cilmi Baaris Lagu Sameeyay Arinkaas?

ilmi Baaris Laga Sameeyey Sababa Ugu Badan Oo Ay Isku Furaan Soomaalidda Qurbaha Gaar Ahaan Soomaalidda Degan Canada, USA, UK Iyo Wadamadda Scandinavia Ayaa Lagu Ogaaday Inay Tahay 6 Qodob.

85% Waxaa La Ogaaday In Soomaalidda Degan Wadamadaas Isku Furaan 6 Qodob, Halka 15% Kalana Ay Isku Furaan Duruufo Kale Oo Ka Baxsan 6 Qodob, Haddaba Waa Kuwaan Qodobadii

  1. Hadaad Soo Socotid Wiilka Caano Horay Ugu Sooqaad –Iyo–Waan Soo Ilaaway Mana Noqon Karo Barafbaa Da’aya Ha I Wareerin Wiilku Caano La’aan Caawo U Dhiman Mayee.
  2. TV-ga Ii Banee Hadaad Daawatay Isboortigaagii Filim Baa Isoo Galayee –Iyo –Ciyaar Baa Ii Socota Wali Filim-na La Gayn Maayo Illaa Aan Dhamaysto.
  3. Caruurta Caawo La Joog Arooska
Saaxiibtay Baan Aadinee Oo La Iga Casuumayee –Iyo–Adigu La Joog Caruurta Anigu Shir Baan Aadinee Caawo Odayaashii Jaaliyadda Baa I Casuumayee.
 

  • Bishaan Hooyaday ama Aabahay Baan Lacag U Diraynaa Ee Imisaa Account-ka Kuugu Jirta –Iyo– Amba Hooyaday Baa Xanuunsan Oo Isbitaal Ku Jirta Oo Lacag Aan U Dirana Wali Ma Hayo.



  • Markaad Shaqadda Joogtid Intaas Waan Kusoo Wacaayee Muxuu Tellkaagu Buys-ga La Yahay –Iyo–Hooyaday ama Walaashay Baa Isoo Wacda Markaan Shaqadda Joogo Oo Aan La Hadlaa.



  • Maxay Gabadha Ina Hebel Ah Comment-ga ugu Soo Qortaa Wall-kaaga Intaas Oo Ay Kuugu Qososhaa Adna Aad Ula Qososhaa –Iyo–Adigu Maxaad Wiilka Ina Hebel Ah Intaas Sawiradiisa LIKE U Siisaa.



  • Hooyooyinka Qurbaha oo Inta badan Hilmaamay in Hooyada iyo Caruurta iyo Dhaqaalaha Reerka Soo Galaba uu Mas’uul Ka Yahay Aabaha… & Aabayaasha oo ayagana Si Qaldan wax u Maamula sida in Xooga caruurta meel loo dhigey iyo Reerka intuu la cararo uu Africa ama Carabaha aado oo Gabar yar iska so Aroosayo loolz subxanallaah ka dibna ee Hooyooyinkii caro darteed Aabayaashi ka Ilaaliyeen lacag dhan. 



  • Maanta Axada adaa iska leh Maalinta Sabtidana anaa iska Leh ee ilmaha aan saas u kala heysano..
  •  
    _______________________________________________________________
    Xafiiska Shabakada warcadnet
    Usa-Alaska
    ceelka@gmail.com
    www.warcadnet.blogspot.com
    Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





    share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
    Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

    U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

    Guriga Arimaha Bulshada