Hadaba Sheeg sida uu sawirkani u dhaqaaqayo , haduu Midig u dhaqaaqayo sida saacada u wareegato oo caadiga waxaa tahay Maskaxda bidix dhanka ah dadka ka isticmaalo , haduusa ku yahay lid ama caksi dhankaasi oo uu dhanka kale ee saacada kasoo horjeedkeeda u dhaqaaqayo waxaa tahay maskaxda Midig dadka isticmaali karo.
Cilimiga Seykoloojigga ayaa dhigaya in dadka bani aadamka ahi ay u kala baxaan labadaas nooc iyadoo qofka maskaxda bidix ahi ay ku wanaagsantahay waxyaabo badan sida barashada luqadaha , waxyaabaha caqli galka ah , nambarada iyo iwlm halka Maskaxda midig dadka lehna ay ku wanaagsanyahiin aqoonsiga wajiyada dadka ama xasuusashada muuqaalada, muusiga xefdiintiisa iyo heesaha, dareenka wax aqrineed, muujinta waxyaabaha sida dareenka ama ka hadalka.
Hadaba iska eeg adigana noocaad tahay adigoo fiirinayo sawika gabarka .. Ma bidix baad tahay oo sida saacada miyay kuula wareegatay sawirka gabadha mase sida kale oo lid ayuu ku yahay sida saacadda wareegeeda.
_____________________Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 12:30 and have
, Published at