Yaab Badanaa ! Dawo Ninka Ka Hor Istaageysa In Uu Khiyaano Xaaskiisa Oo La Soo Saaray

Yaab Badanaa ! Dawo Ninka Ka Hor Istaageysa In Uu Khiyaano Xaaskiisa Oo La Soo Saaray

daajis.com:-Baarayaal u dhashay dalka Griga ayaa soo saaray daawo saameyn ku leh in ragga ka hor istaagto in ay soo jiidasho ka dareemaan haweenka qurxoon ee jirka macaan , taasina waxa ay yareeneysaa in uu hoos u dhac ku yimaado khiyaanada ragga ay ku sameeyaan lamaanayaashooda .

Khubarada ayaa baaritaano ku sameeyay kaniini magaciisa la yiraahdo Maino Schaelinkaasi oo ka mid ah noocyada lagu daweeeyo finni qooqa , waxa ayna si qoto dheer u eegeen saameynta is badel ee ku yeesho fikirka iyo aragtidada caqliga .
Rag gaarayay 98-nin ayaa loo soo bandhigay sawirada 8-aad haween oo aad u qurux badan si loo qiimeeyo heerka uu gaarsiisan yahay sida ay u arkaan
Waxaa cadaatay in raggii la siiyay kaniinigaas Maino Schaelin in ugu badnaan ay yareed kalsoonida ay ku qabaan haweenka qurxoon ee soo jeedashada leh .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada