Video: Bajaaj wadayaasha Muqdisho iyo cabsida ay ka qabaan gaadiidka AMISOM

Video: Bajaaj wadayaasha Muqdisho iyo cabsida ay ka qabaan gaadiidka AMISOM

daajis.com:- Magaalada Muqdisho waxaa sanadihii u danbeeyay si xowli ah ugu shaqeynayay gaadiidka loo yaqaan Bajaajka oo dadka dabarta yar ay ku tiirsadeen.

Wadooyinka Muqdisho ayaa waxaa si xowli ah ugu howlgala mootada Bajaajta, waxaana mararka qaar wadayaasha Bajaajta ay la kulmaan dhibaatooyin ugu yimaada gaadiidka tiknikada Cabdi-bilayaasha ee askarta Dowladda iyo gawaarida daboolan ee AMISOM oo jiira mooto Bajaajta.AMISOM_TIKNIKO
Darawalada waxay sheegeen in Tiknikada dowladda iyo kuwa AMISOM ay waxyeelo u geystaan marka ay ku socdaan wadooyinka, waxaana jira dawaralo u geeriyooday shil ugu yimid gawaarida AMISOM iyo Tiknikada askarta dowladda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada