daajis.com:- Hogaamiyaha maamulka Garoowe c/wali gaas oo waraysi siiyay VOA ayaa wax laga weydiiyay xubnaha barlamaanka uga qeyb galaya deegaanada SSC iyo muranka u dhexeeya Khaatumo iyo Puntland “Dadka aad Khaatumo ku sheegayso, waxay ka mid yihiin waxaanu aamin sanahay inay yihiin Dad Reer Puntland ah, oo ka mid ah dadkii ka qayb dhismaha P.land” Ayuu ku dooday.
Hogaamiyaha maamulka Garoowe s ayaa ku dooday in shacabka SSC ay dhisten wixii la odhan jiray Puntland 1998-dii, Wuxuuna sheegay in Xubanaha Barlamaanka goboladaasi umatalaya ay soo Xulayaan, “Puntland ayay ka imaanayaan Xildhibaanadu, Isimada Puntland ee Balahaas ee Puntland ayaa soo xulaya” Ayuu yidhi.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at