daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo xaaskiida oo booqasho ku jooga dalka Ingriiska ayaa xalay waxa ay booqdeen guriga amiir William (33-jir) iyo Kate Middletons (34-jir), iyagoona siidoo kale gacan qaaday amiir George oo 2 jir ah.
Madaxweyne Obama ayaa dalka UK kula taliyey inaysan ka bixin midowga Yurub, waxa uuna xusay in UK oo kamid ah EU ay ka saameyn badan tahay hadii ay ka baxdo, Wuxuuna kulamo la qaatay Raysal wasaaraha dalkaasi iyo Boqorada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at