Daawo Layaabka:- Maqaaxi Bisadaha u gaar ah oo Dubai laga furay

Daawo Layaabka:- Maqaaxi Bisadaha u gaar ah oo Dubai laga furay

daajis.com:- Waxaa magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta laga furay Maqaayadii ugu horreysay ee Caalamka oo loogu talagalay inay ka cunteeyaan Bisadaha oo keliya.

Maqaayadaasi oo loogu magac daray Ailuromania Cat Café ayaa soo jiidatay macaamil badan oo iyaga iyo Bisadahooda ka soo cunteeya Maqaayadaasi oo nooceeda oo kale aan laga helin Caalamka, gaar ahaan dalalka Carabta.

Waxay leedahay miisas lagu cunteeyo, goobo ay Bisadaha ku nastaan oo Fadhi-carbeed ah iyo goobo ay Milkiilayaasha Bisadaha ku cunteeyaan ama ku nastaan.

Caalamka waxaa horey uga jiray Isbitaalo u gaar ah Xayawaanaadka, sida Bisadaha, Eeyda iyo wixii la mid ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:27 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada