DAAWO:-Qorshaha Ethiopia U Xidhay Wabiga Shabeele Oo La Ogaaday Video

DAAWO:-Qorshaha Ethiopia U Xidhay Wabiga Shabeele Oo La Ogaaday Video

daajis.com:- Dalka Ethiopia, waa dal Buuraleey ah oo aad ugu sareeya wadamada kale ee uu la diriska yahay, Waxaana dalkaasi kasoo baxa wabiyo badan, sida wabiga Nile Cad iyo Nile-ka buluuga ah oo afka xabisha lagu yiraa (Abay) kaasi oo kasoo bilaamba laaga Taana ee dalkaasi kuna dhamaada dalka Suudaan., Shabeelle Iyo JUbba, Iyo Wabiga Dawa.

HALKAN KADAAWO VIDEO

Wabiyaashaani ayaa waxaa ay gaaraan dhulal la diris ah dalkaasi ethioia, waxaana biyaha dalkaasi ku nool, Masar, Suudaan,Ugandha, Soomaaliya, iyo Waliba Kenya.

Maskaxdaii ka danbeysay mashruucaan ahaa ahaa Ra’issul wasaarihii hore ee dalkaasi Ethiopia Malaz Zanawi,oo xog ogaal u ahaa artrimaha Soomaaliya iyo SOomaalida guud ahaan meel kasta ay kaga nool yihiin gudaha Dalka.

inkastoo mudo dheer uu hakad ku yimid Mashruucaasi. Waxaase hirgelinta barnaamijkaasi sii fuliyay madaxweynaha deegaanka Soomaalida Cabdi Max’ud Cumar ( Ileey).


Hadaba Ugudanbeyntii waxaa barnaamijkeena kusoo gunaanudeenaa, Intee la eg ayeey shacabka ku dhaqan gudaha soomaaliya eek u dhaqan wabiga shabelle kasii cabi doonaan biyahaasi, ama ka waraabin doonaan beeraha dalka. hadiise ay mar kale Alle ma qadaree in biyahaasi ay yaraadaan ama gabi ahaanba ay awood u yeelan wayaan in ay soo gaaraan soomaaliya, Sidee ayeey shacabka ugu jawaabi doonaan.?

Mase dhici doontaa sida ay sheegtay waaarada beeraha ee Soomaaliya qorshaha Ethiopia ay ka leedahay wabiga Shabelle ee ah in sanadka 2022-ka guud ahaanba uusan soo gaari doonin gudaha Soomaaliya, Dowladda Ethiopia Ma ilaalin toontaa xeerarka iyo heshiisyada u yaala Biyaha.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada