Daawo: Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dawlada iyo maleeshiyo Beeleed oo ka dhacay magaalada Baladwayne (Video)

Daawo: Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dawlada iyo maleeshiyo Beeleed oo ka dhacay magaalada Baladwayne (Video)

daajis.com:- Magaalada Beladweyne ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya Ciidamada Dawlada Sooomaaliya iyo maleeshiyo Beeleed Hubaysan, waxaana intii dagaalka oo dhaliyey khaasare kala duwan uu socday la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan.



Xiisdaan cusub ayaa ku soo beegmeysa xilli shalay Magaalada Baladweyne lagu qabtay shir xasaasi ah oo looga hadlay sidii maleeshiyaadka Hubaysan looga saari lahaa Magaalada gudaheeda.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada