Daawo"- Sawir qosol badan: Ka ganacsiga Xoolaha iyo dadka oo Somalia kusoo badanaaya

Daawo"- Sawir qosol badan: Ka ganacsiga Xoolaha iyo dadka oo Somalia kusoo badanaaya

daajis.com:- Waxaa dalka Somalia kusoo badanaaya Hay’adaha ku shaqeysta shaqaaleysiinta Dumar Soomaaliyeed ee loo qaadayo Dalka dibadiisa iyo Xoolaha loo iibgeynaayo Dowladaha Carabta ee u tafa-xeydanaaya gurashada Kheyraadka dalka ay dadkiisu dayaceen ee Somalia.

Iyadoo Hay’adahaasi aysan jirin cid si gaar ah ula socta xaaladahooda ganacsi, ayaa waxaa ganacsi noocaasi ah bilaabay Dowlada Somalia, oo Carabta kula heshiisay in dumarka Soomaalida ay u isticmaali karaan Shaqaale Guri, Xafiis iyo mid ganacsiba, halka ganacsigaasi uu barbar socdo heshiis ganacsi kale oo ah iibinta Xoolaha.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada