daajis.com:- Ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in lagu qarxiyo baarka Sky Blue ee ku yaal agagaarka guriga hooyooyinka.
Gaarigaan oo ahaa nooca raaxada ayaa waxaa qeybta qaboojiyaha lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, kadibna waxaa lasoo dhigay iridka maqaayada Sky Blue si halkaasi loogu qarxiyo xili lala fiirsanayay inay mashquul noqoto.
Ciidamada miina baarka iyo kuwa nabadsugida oo lagu wargeliyay gaarigaan ayaa soo gaaray goobta waxayna ku guuleysteen in laga hortago qarax uu sameeyo gaariga, iyagoona kala furfuray.



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at