Daawo Sawirka: Maxaa kaga baxay Sawir gacmeedkaani ay Xikmada ku jirto

Daawo Sawirka: Maxaa kaga baxay Sawir gacmeedkaani ay Xikmada ku jirto

daajis.com:- Ujeedka iyo Xikmada uu leeyahay Sawir Gacmeedkaani ayaa ah inaan leys barbar dhigi karin Ciidamada dalka u dhashay iyo kuwa AMISOM ee Somalia ku jooga qaabka Mashruuca ah.

Ciidamada AMISOM ayaa xiliyada leysugu tago furumada dagaalka ku dhuunta gaadiidka gaashaaman, halka kuwa Soomaaliduna ay dagaalka u galaan fool-ka-fool, waxaana xaqiiq ah haddii si rasmi ah loo siiyo xuquuqdooda ay intaa kasii awood badnaan doonaan.
Ciidamada Geesiyaasha Somalia waxaa sharafta iyo Cisigooda hoos u dhigay Musuq-maasuqa ay kala kulmaan Madaxda iyo Taliyayaasha Ciidamada, waxaase hubaal ah in awood ahaan AMISOM aysan u babacdhigi karin kuwa Somalia waa haddii loo xanaaneeyo qaabka saxda ah ee ka fog musuq-maasuqa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada