daajis.com:- Hadii aad doonaysid in aad ku noolaatid nolol farxad leh guurkaaga dhexdiisa, waa in aad fahantaa waxyaabaha lagama maarmaanka u ah guurka wanaagsan.
Hadaba Sheekh Axmed Jowhar ayaa sharxaya shanta qodob ee laga doonayo inuu fahmo ama uu adeegsado qofka xaaslaha ah ee doonayo inuu ku noolaado nolosha wanaagsan.
Qodobadan ayaa kala ah:-
1: Waqti adinka idiin go’an la qaado Lamaanahaaga.
2: Kalmado Wanaagsan oo macaan kula Hadal Lamaanahaaga.
3: Marmar inaad sii sid hadiyad aysan filaynin Lamaanahaaga.
4: Inaad wax kala qabatid howsha oo aad caawisid Lamaanahaaga.
5: U masaajeey, dhunko Lamaanahaaga Markii ay u baahantahay (physical contact)

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:59 and have
, Published at