DAAWO:_ Siilaanyo oo casho sharaf u sameeyay wafdigi Muqdisho ka tegay ee u gurmaday… from Warfaafiye: by Editor Super Thu Apr 07 2016 13:38:45 (1 hour) # 3. Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay casho sharaf u sameeyey xubnaha ururada bulshada rayidka ah ee dhowaan gaaray deegaanada gobolada waqooyi ee Soomaaliya si ay u gaarsiiyaan kaalmo lacageed oo dhan hal milyan oo doollar looguna talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan deegaanadaasi. Weftigaas oo ka koobna 12 xubnood oo isugu jira salaadiin, culimaa’udiin, ganacsato iyo haween, waxaana kulanka cashada ka qeybgalay madaxweynaha Soomaaliland, xubnaha ka tirsan maamulkiisa iyo mas’uuliyiin kale. Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, oo kamid ahaa mas’uuliyiin halkaasi dhowaan gaaray oo kulanka cashada ka hadlay ayaa u mahadceliyay mas’uuliyiinta iyo shacabka Soomaaliland si wanaagsan oo ay u soo dhoweeyeen mudadii ay halkaasi ku sugnaayeen. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ah guddoomiye ku xigeenka hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la isku gurmado in ay tahay mid qeybka ah Islaamnimada, walaaltinimada iyo Soomaalinimada isla markaana sidan oo kale ay Soomaaliland sameeyeen xilligii abaaraha ay ka jireen koofurta Soomaaliya sanadkii 2011ka. Wasiirka madaxtooyada Soomaaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi,wasiirka diinta iyo owqaafta Sheekh Xasan C/salaam, oo kulanka ka hadlay ayaa si weyn ugu mahadceliyay wefdiga u soo gurmaday dadka walaalahooda ah oo ay abaaraha halakeeyeen. Ugu dambeyn madaxweynaha maamulka Soomaaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo hadalka qaatay ayaa dhankiisa mahad naq balaaran u jeediyay dadkii u soo istaagay in ay gurmad la soo gaaraan dadka dhibaateysan. Dhanka kale wefdiga ururada bulshada rayidka ah oo gurmadka gaarsiiyay deegaanada ay baarta saameysay ayaa saaka ku soo wajahan magaalada Muqdisho kadib markii howshii ay halkaa u tagaan ay u soo dhamaatay.

daajis.com:- Madaxweynaha maamulka Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa xalay casho sharaf u sameeyey xubnaha ururada bulshada rayidka ah ee dhowaan gaaray deegaanada gobolada waqooyi ee Soomaaliya si ay u gaarsiiyaan kaalmo lacageed oo dhan hal milyan oo doollar looguna talagalay dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku dhaqan deegaanadaasi.

Weftigaas oo ka koobna 12 xubnood oo isugu jira salaadiin, culimaa’udiin, ganacsato iyo  haween, waxaana kulanka cashada ka qeybgalay madaxweynaha Soomaaliland, xubnaha ka tirsan maamulkiisa iyo mas’uuliyiin kale.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad, oo kamid ahaa mas’uuliyiin halkaasi dhowaan gaaray oo kulanka cashada ka hadlay ayaa u mahadceliyay mas’uuliyiinta iyo shacabka Soomaaliland si wanaagsan oo ay u soo dhoweeyeen mudadii ay halkaasi ku sugnaayeen.

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo ah guddoomiye ku xigeenka hey’adda culimada Soomaaliyeed ayaa sheegay in la isku gurmado in ay tahay mid qeybka ah Islaamnimada, walaaltinimada iyo Soomaalinimada isla markaana sidan oo kale ay Soomaaliland sameeyeen xilligii abaaraha ay ka jireen koofurta Soomaaliya sanadkii 2011ka.

Wasiirka madaxtooyada Soomaaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi,wasiirka diinta iyo owqaafta Sheekh Xasan C/salaam, oo kulanka ka hadlay ayaa si weyn ugu mahadceliyay wefdiga u soo gurmaday dadka walaalahooda ah oo ay abaaraha halakeeyeen.

Ugu dambeyn madaxweynaha maamulka Soomaaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo hadalka qaatay ayaa dhankiisa mahad naq balaaran u jeediyay dadkii u soo istaagay in ay gurmad la soo gaaraan dadka dhibaateysan.

Dhanka kale wefdiga ururada bulshada rayidka ah oo gurmadka gaarsiiyay deegaanada ay baarta saameysay ayaa saaka ku soo wajahan magaalada  Muqdisho kadib markii howshii ay halkaa u tagaan ay u soo dhamaatay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada