daajis.com:- Raggan aya la sheegay inay adeegsadeen gaari ay leedahay Haweeneey maalqbeen ah oo uu saaxiib la ahaa mid kamid ah raggii wax ka fuliyay xatooyada.
Ninkiin gaariga lahaa ee ay u xirnayd Kaamarada CCTV-ga ayaa waxa uu Nambarka Baabuurkii alaabta lagu raray u gudbiyay booliska, kadibna boolisku waxa uu tagay gurigii uu ku rajiisgaraysnaa gaarigaasi, waxaana baaritaan kadib boolisku uu helay luguhii gaariga oo mee lagu raseeyay.
Haweeneydii gaariga lahayd ayaa u qaadan weydey inuu saaxiibkeed ahaa Tuug alaabaha xada, waxaana isla maalintii ninkii loo soo celiyay Luguhii gaariga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at