Dagaalkii AMISOM iyo Shabaab oo isku Badalay dhinaca Saxaafada ? (VIDEO)

Dagaalkii AMISOM iyo Shabaab oo isku Badalay dhinaca Saxaafada ? (VIDEO)

daajis.com:- Dagaalkii u dhaxeeyay Ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ayaa wuxuu hada isku badalay dhinaca Saxaafada, Muuqaal ay soo sareen AMISOM ayaa waxaa lagu sheegay In Boqolaal carruur Soomaaliyeed ah,ayaa lagu qalqaaliyey in ay ku biiraan Al-shabab, iyagoo loo sheegay ballanqaadyo been ah.


Muuqaalkaan wuxuu ku baraarujinayaa bulshada dhibaatada haysata carruurta Soomaaliyeed, wuxuuna ku dhiirigalinayaa waalidiinta in ay carruurtooda baraan halista Al-shabaab.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada