daajis.com:- Soomaali badan oo ka tegey dalka Masar doonaayeyna in ay qaab tahriib ah ku gaaraan Yurub iyagoo bada sii maraya ayaa ku dhintey bada u dhaxeysa Masar iyo Greece.
HALKAN DHEGAYSO WARBIXIN
Soomalida ku nool dalka ayaa muujiyey sida ay uga niyad xun yihiin dhibaatada ku dhacdey dhalinayaradan Soomaalida ah ee bada ku dhamaadey.
Dhinaca kale Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir ayaa wuxuu sawir ku muujiyey Hadalkii Axmed Siilaanyo uu jeedin Jiray kaasi oo ku aadanaa dhalinyarada sida wayn uga tahriiba Burco iyo Hargeisa.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:30 and have
, Published at