Dadka qaarkooda waxay isweydiiyaan yaa fiican xaaska marka loo tagayo in dharka laga wada siibo ama in aan laga wada siibin, sida la ogyahay galmada waa dooq qofba si buu ka helaa, arrinkan waxaa kale uu u noqonayaa dhaqamada dadka, iyo qaababka dareenka, dad baad arkaysaa marka ay xaaskooda u galmoonayaan dhar u xira oo ka furan hoose kaliya sidaas ku raaxaysta, laakin sida fiican oo raaxada badan waa inay dharka iskawada dhigaan, qaar culimada ka mid ah baa waxay diidaan in dharka la iska wada dhigo waxay daliilsadaan xadiiskan.

oo macninhiisa ah ( haddii midkiina xaaskiisa uu u tagayo ha is asturo yayna isqaawinin sida labada dameer ay u qaawan yihiin) xadiiskan waa daciif qaar culimada ka mid ah xitaa waxay ku tiriyeen inuu yahay xadiis mowduuc ah (been abuur)
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at