Waxa
 ayna tani keeneysa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu 
ka helayo isla markaana ku dhargayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka 
galmada .
Balse
 waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista 
xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta 
badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .
Ragga
 ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay 
lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay 
xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka halka aad aqrisaneysaan waa www.daajis.com ay raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto
 qofba sida uu macaanka galmada ku helo karo ayaa keenta in labada 
lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin .
Dhanka
 kale codadka lamaanaha ayaa ah mid sare u qaada xiliga galmada haweenka
 oo cod neef leh ay kujirto sida haaaah iyo hadalo jilcansan oo 
qalbigiisa kudhaca ayaa raga waxa ay ka qaadaan dareen sii xoogeysta 
iyagoo raganimadoodana si toos ah ugu soo bandhigo goobta dagaalka 
qaboow ka socdo halka aad aqrisaneysaan waa www.warcadnet.blogspot.com ha yeeshee raga ayaa iyagana waxaa la gudboon haweenka in ay si hagar 
bax ah ugu raaxeeyaan iyagane ay bixiyaan cod gabadha dareensiinayo in 
ay is daadiso haweenka soomaalida ah ayaa aad u xishooda xiliga gamada.
Iyagoona in afkooda aan wax hadal halka aad aqrisaneysaan waa iftineducation.com ah
 kasoo bixin laakiin taasi ayaa ah dhibaato weyn oo ay iyaga isku 
geysanayaan gabdhaha waxaan kula talin laheyn mar labaad iyo mar 
seddaxaadba in ay raga qaba niyad siiyaan waloow dadkii hore iyo kuwa 
hada soo kacaya ay aad u kala fog yihiiin 
inagoo ku tilmaami karno dadkii hore kuwa gogosha kolka ay tagaan madaxa
 aan is gashan ee galmada uun hore ka aado balse waayadan danbe ayaan 
dhihi karnaaa waxaa imaatay is qancin sare marayso ha guuleystaan 
lamaane walbo dhamaad.
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 07:00 and have
            

