Ragga
ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan
riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo galamada
oo ay socato baashida ama istiminta.
Dumarka intooda badan
ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo
sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga
baashida ama galmada ,balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo
dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.
Dumarka arrinkan aamisan
ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato
baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo
dareemamaya raaxo aad halkaad ka akhrisaneyso waa shabakada WMN u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa.

F.G:Hadii uu ninkaagu
arko adoo sidii Alwaaxii iska yaala Sariira isna uu dadaal ugi jiro in
uu kugu qanciyo in aad hesho raaxo macaan adna adaan muujin sida ad ugu
macaansaneyso shaqada Lamaanahaaga , taasi waxeey keeni kartaa halkaad ka akhrisaneyso waa shabakada WMN in
uu iska dhaadhiciyo in uu yahay qof wax-matare mar ah,waxaan aka dhalan
karo niyad jab ku yimaado in uu nolosha kula sii qeyb sado ama uu iska
dhaadhiciyo waxyaabo dhaawici karo mustaqbalkiina.
Dumaryahow ogaada in
raggiinu ay jecelyihiin xiliga galmada xalaasha ah in ay maqalaan riinka
ka dhsha macaanciga galamada iyo sida dareen ahaan aad u
macaansanaynsaan shaqadiisa .
_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:00 and have
, Published at