Video: Cali Dheere oo qiray Khasaarihii Al-shabaab ka gaadhay Puntland, Kana Waramay hadafkii duulaanka (Daawo)

Video: Cali Dheere oo qiray Khasaarihii Al-shabaab ka gaadhay Puntland, Kana Waramay hadafkii duulaanka (Daawo)

daajis.com:- Ururka Alshabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababaha keenay iney weerar ku qaaday deegaanada maamulka Punland oo dagaalo ay ka dhaceen bartamihii bishii Marso ee lasoo dhaafay.


Afhayeenka guud ee Alshabaab Cali Maxamuud Raage, ayaa ka hadlay waxyaabaha keenay iney weeraraan Puntland, isaga oo sheegay iney doonayeen in xukunka ku dhaqanka shareecada geeyay magaalooyinka Puntland.

Wuxuu sheegay in Alshabaab dagaaladaasi ay ku bixiyeen naf iyo maal, ayna la dagaalameen ciidamada Puntland oo taageero ka helay dalka Ethiopia, sida uu sheegay.


Afhayeenka Alshabaab Cali Dheere, wuxuu sheegay in ciidamada Alshabaab ee weeraray deegaanada Puntland ay qasbeen in Puntland taageero deg deg ah weydiisato maamulka Ethiopia iyo ciidamada Nato ee kusugan xeebaha Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada