daajis.com:- Waxaa Magaalada Minneapolis ee Gobolka MN lagu qabtay dood-cilmiyeedka fagaaraha, qabtiisi 21-aad taasoo ku saabsanayd caqabadaha doorashada dhawaan la sugayo ee 2016 iyo in xal loowada dhanyahay suuroobi karo doorashada dhammaadka sannadkan.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dooddaan, Waxaa ka qayb-galay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashada Qaran, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey), Xildhibaan Ibraahim Suleybaan Xaaji (Ilkacase), Dr. C/raxmaan Maxamed Xaashi iyo Daahir Mire Jibriil.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at