daajis.com:- Dheemankii ugu weynaa ee abid laga helay dalka ayaa Australia ayaa lagu iibinayaa qiimo dhan $70 million, waxaana dhagaxaan dheemanka ah soo bandhigtay shirkadda Mining giant Rio Tinto oo ah shirkadda ugu weyn ee ka ganacsata dheemanka.
Culeyska dheemankaan oo dhan 9.17 carats una dhiganta 1,834 gram, waxaana la filayaa in todobaadkaan lagu soo bandhigo suuqa lagu iibiyo dhagxaanta iyo dheemanka dalka Australia.
Bishii March ayaa jab dheeman ah oo laga helay dalka Angola ayaa shirkadda Angola American Plc waxay ku iibisay lacag dhan $610 Million dollar.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:35 and have
, Published at