daajis.com:- Ciidamada Badbaadina badda ee dalka Talyaaniga ayaa badda ka soo gaadhay Boqolaal Tahriibayaal ah oo si toos ah ay ula godoontay dooni ay saarnaayeen kuwaasi oo kusii jeeday qaaradda Yurub.
Doontan ay saarnaayeen dadka Tahriibayaasha ah ayaa dhinac u dhacday (qalibantay) kadib markii dadkii saarnaa doontaasi ay arkeen Markab doonayay in uu bad baadiyo, waxaana dadka halmar ay u wada carareen hal dhinac si ay gacmaha ugu haatiyaan Markabkii bad baadin lahaa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 10:19 and have
, Published at