Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo

Dawlada Soomaaliya oo Gudi u saartay MUUQAAL Qarsoodi ah oo laga Duubay Xarunta NISA iyo sida dadka loogu Dilo

daajis.com:- Afhayeenka Wasaarada Amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo shir jaraaid ku qabtay xarunta Wasaarada amniga ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya ay guddi u saartay baaritaanka jir dil la sheegay in loo geystay muwaadin Soomaaliyeed kaasi oo lasoo dhigay baraha bulshada.


Afhayeenka ayaa sheegay in gudigan oo xubno kamid ah ay ka socdaan wasaarada cadaalada ay baarayaan suurtagalnimada jirdilkaasi la sheegay iyo waxa kajira, islamarkaana natiijada baaritaanka bulshada loosoo bandhigi doono.

Sidoo kale afhayeenka wasaarada amniga waxa uu sheegay in shaqo ka joojin lagu sameeyey saraakiil ka tirsan waaxda baarista ee NISA kuwaas oo falkaan lala xiriiriyey, isagoo xusay in saraakiil kale la magacaabay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada