daajis.com:- Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay celinayso Qaxootiga Soomaalida ee jooga Kenya, taaso keentay in qaxooti badan oo Soomaaliyeed wal-wal ku aabuurto maadama ay weli nabad xumo ka jirto meelhii ay ka soo qaxeen.
Ma aha markii ugu horaysay oo ay Dawladda Kenya ku goodiso in ay xidhayso xeryaha waawayn ee Soomaalidu degantahay, taas oo loo badinayo inay rabaan inay soo Indhaha Caalamka soo jiitaan si looga wada hadlo. Ilaa iyo hadda lama cabiri karo go’aanka saxda ah ee kama danbaynta ah ee dawllada Kenya ka qaadanyso qaxootiga.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:55 and have
, Published at