Xafladii caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti, Dareenka dadkii ka qayb galay oo fanaan Samatar ka midyahay (Video)

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha Jabuuti, Dareenka dadkii ka qayb galay oo fanaan Samatar ka midyahay (Video)

daajis.com:-  Madaxwaynaha Wadankaasi Jabuuti Mudane Ismail Cumar Galle aya Maanta Lagu Caleemo Saaray Caasimada Wadankaasi ee Jabuuti Waxaana ka Qayb Galay Xaflada Caleemo Saarkiisii Madaxda Faraban oo katirsan Wadamada Geeska Africa oo iyagu Goob Joog ahaa.


Madaxwaynaha ayaana Halkaasi Khudbad Dheer ka jeediyey uu kaga Hadlayo Waxqabadkiisa iyo Xukuumada uu haatan soo dhisi doono dhawaanta, Waxaana sidoo kale dareenkooda cabiray qaar kamid ah Masuuliyiinta Soomaalida ee ka qayb galay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada