daajis.com:- Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta oo Jimcaha ah kulan Balaadhan la Qaatay Culumada Buuhoodle, Waxaana Madaxwaynaha iyo Culumadu ay ka Wada Xaajoodeen dhibaatooyinka Lagu Hayo Deegaanada Khaatumo.
Dhinaca kale Madaxda Maamulka Khaatumo iyo Culumada Buuhoodle ayaa siwayn uga Wadahadlay Waxay Shareecada Islaamku ka Qabtoy Duulaanka maleeshiyaadka Maamulka Hargaysa ee Kusoo Duulay Qaybo kamid ah Deegaanada maamulka Khaatumo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at