daajis.com:- Mucjiso Amakaak leh ayaa lagu arkay degmada Warta-nabada oo ka tirsan gobalka Banaadir waxaana neef ari ah uu dhalay xayawaan kale oo la aqoonsan waayay waxa uu yahay.
Xayawaanka ayaa leh hal Indho oo kaliya leh, waxaana wajiga hore uu kaga qaab eg yahay Daanyeerka iyo Xayawaanka kale ee doorka loo yaqaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:35 and have
, Published at