DAAWO:- Madaxwayne Xasan oo ka dhawaajiyey Arin Dhirbaaxo ku ah Kenya (Muuqaal)

DAAWO:- Madaxwayne Xasan oo ka dhawaajiyey Arin Dhirbaaxo ku ah Kenya (Muuqaal)

daajis.com:- Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay dhibaatadda uu qaadku ku hayo umadda soomaaliyeed waxa uu sheegay in dhaqaalaha badan aan qaadka ku bixino uu u baahan yahay dalka, Wuxuuna xusay inay wadaan qorshe dhaqaalahaasi dalka looga faa’iideyn lahaa ama aan ku heli karno badal dhaqaale oo muuqda.


Ugu dambeyn, Waa hubaal in dal dhaqaalihiisa siiya dal kale in uusan ahaan doonin dal dhaqaale ahaan kobca, haddii soomaaliya malaayiinta doolar ay ku soo iibsato caleenta cagaaran ee daraagiska ah side ayuu ku kobcayaa dhaqaalaha wadanka, muwaadiniinta qaad iibinta ku-howlanka waa in ay dhaqaalahaasi wadanka u soo celiyaan ama ay badal fiican u sameeyaan.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada