daajis.com:- Xildhibaanad Farxiya Ibraahim Maxamed waxay ka mid tahay xildhibaanada golayaasha deegaanka ee wadanka Talyaaniga, ayaa ka hadashay Dhibaatadii Maleeshiyaadka maamulka S.land ka gaysteen magaalada Laascaanood.
Xildhibaanadu waxaa kale oo ay si toos ah shirkeedan Jaraa’id ay kaga hadashay madax dhaqameedyada, aqoonyahanada, culumada ee iyagu ka gaabsaday inay ka hadlaan xasuuqa iyo aargoosiga isir tirtirka ah ee lagula kacay shacabweynaha reer Laascaanood oo iyagu 18-May 2016 muujiyey geesinimo, iminkana u diyaar garoobay sidii ay deegaankooda uga safayn lahaayeen dirta waqooyi ee ku soo duushay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:30 and have
, Published at