DAAWO VIDEO: Gabadh QAAD ku iibisa Magaalada MUQDISHO oo ka yaabsatay Abukar Cawale iyo Waxa kala qabsaday

DAAWO VIDEO: Gabadh QAAD ku iibisa Magaalada MUQDISHO oo ka yaabsatay Abukar Cawale iyo Waxa kala qabsaday

daajis.com:- Abuukar Cawaale (Qaad-diid) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa wuxuu la kulmay gabadh Soomaaliyeed oo ka Ganacsata QAADKA, wuxuuna waydiiyey inay iska dhaafi lahayd Qaadka hadii loogu Badali lahaa Ganacsi kale oo ay ka shaqaysato ?


Waxay ku jawaabtay inay Qaadka ka hesho dhaqaale Fiican oo Muqdisho aan soo gelin, waxayna sheegtay in hadii Mushaharka kasoo gala loo balan qaado ay iska dhaafayso.

Waxaa sidoo kale ku dooday inay kasoo horjeedo inay qof la siman hoos tagto,  Waxayna sheegtaan inayna waxba ka gelin ninka qaadka iibsanaya haduu Caruurtiisa qadiyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada