Video: Dagaal ka dhex qarxay shaqaale Makhaayad iyo Dadkii ka cuntaynayay

Video: Dagaal ka dhex qarxay shaqaale Makhaayad iyo Dadkii ka cuntaynayay

daajis.com:- Dagaal xoogan ayaa ka dhex qarxay dad ka cuntaynayay maqaayad ku taala magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka, kadib markii mid kamid ah shaqaalaha uu u qoslay nin caraysnaa oo mooday in uu ninkani asaga ku qoslayo.


Markii uu dagaalka dhacayay ayaa waxaa Baarka ka buuxay dad qoysaskooda doonayay inay la damaashaadaan oo u soo casho tagay goobtaasi, Booliska ayaa sheegay in dagaalkani uu ku bilaawday wax aan micno lahay, qasaaraha Baarka soo gaaray ayaa waxaa lagu sheegay inay gaarayso ilaa $5000 Shan kun oo Dollar.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada