daajis.com:- Maqaayad caan ah oo ku taala magaalada Lomas de ToncontÃn ee dalka Hunduras ayaa waxaa lagu dilay nin maqaayadda iskalahaa iyo waardiyihii waardiyaynayay.
Milkiilaha maqaaydda ayaa booliska hadda ka hor u tagay, kadib markii uu ka maaro waayay koox Gaangis-ah oo baad waydiistay, ninkan ayaa waxa uu samaytay waardiye ka ilaaliyo kooxdaas, laakiin uma aysan suuro galin.
Dalka Hunduras ayaa waxaa xaaraan ku haysta kooxo Gaangis-ah oo dadka nafta u keenay, waxaana marwalba uu dagaal dhex maraa iyaga iyo booliska, waxaana jiro goobo dalkaasi ku yaalo oo uu boolisku cagta dhigi kerin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:00 and have
, Published at