daajis.com:- Sheekh Maxamed Cabdi UMAL oo kamid ah Culimada Soomaalida ayaa waxaa la waydiiyey “Sheekh waxaanu maqalnay Cali dheere Afhayeenka Al-shabaab oo leh, Puntland ayaan gaadhsiinaynaa Shareecada Islaamka, adiguna waad booqatay, ee dad muslimiin ah kuma Noola miyaa” ?
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sheekha oo ka Jawaabayey Arintaasi ayaa wuxuu sheegay inaysan Su’aashu meesha ku jirin, Wuxuuna sheegay in dadka Soomaaliyeed ay yihiin Muslimiin, Wuxuuna sheegay in qofka shacab Muslimiin ah Gaalaysiinaya, uu leeyahay Ciqaab adag.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:30 and have
, Published at