daajis.com:- Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta ka qarxay dagaallo oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo, waxaana Dagaalka oo ka socda dhinaca galbeed ee magaalada Beledweyne u dhaxeeyaa maleeshiyo beeleedyo iska soo horjeeda, iyadoo daryanka rasaasta la isweydaarsanayo laga maqlayo guud ahaan magaalada.
Goobaha ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa dadka rayidka ah ayaa hakad ku yimid, kaddib markii rasaas wiifto ah ay ku dhacday goobo ay dadku ku badan yihiin, Sidoo kalana waxaa dagaalka ka hadlay Masuuliyiinta Gobolka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:59 and have
, Published at