DAAWO VIDEO: Khasaaraha Weerarkii saaka iyo Qaabka loo toogtay Ciidankii Shabaab, oo Askarigii dilay uu dalacay

DAAWO VIDEO: Khasaaraha Weerarkii saaka iyo Qaabka loo toogtay Ciidankii Shabaab, oo Askarigii dilay uu dalacay

daajis.com:- Waxaa saaka qarax xoogan oo loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lagu weeraray xarunta Ciidamada Taraafikada oo kutaalada Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir , waxaana qaraxaasi ku dhintay 5-Ruux Halka tiro kalana ay ku dhaawacan tahay, Iyadoona goobta lagu dilay Ciidankii Al-shabaab ee Weerarka Fuliyey.


Dhinaca kale Kooxo Hubaysan oo maanta dil ka gaystay magaalada muqdisho ayaa gacanta lagu soo dhigay sida uu Xaqiijiyey Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fitaax Cumar xalane, oo Warbaahinta la hadlay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada