Daawo Waraysi: dawlada Soomaliya oo Diiday Sucuudiga & Qatar magan-gelyo Ay siiyeen Xasan Daahir Aways (Video)

Daawo Waraysi: dawlada Soomaliya oo Diiday Sucuudiga & Qatar magan-gelyo Ay siiyeen Xasan Daahir Aways (Video)

daajis.com:- Dawlada Soomaaliya ayaa diiday in magan gelyo Siyaasadeed la siiyo Xasan daahir Aways oo u xidhan, waxaana kamid ah Dawladaha soo Codsaday Sucuudiga iyo Qadar.


Maxamed Macalin Xoghayihii Ururkii burburay ee  Xisbul Islaam ayaa wuxuu sheegay in dawladaha qaarkood ay soo sameeyeen Xidhiidho kala duwan, Wuxuuna xusay in dawlada Soomaaliya ay Carqaladaysay.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada