Haddii Baahida Ciyaarta Yaraatay Oo Aad Dooneyso In Boorka Ka Jafto Kaiya Dal Daliig Ayaa Kugu Filan

Haddii Baahida Ciyaarta Yaraatay Oo Aad Dooneyso In Boorka Ka Jafto Kaiya Dal Daliig Ayaa Kugu Filan

daajis.com:-Daraasado cusub oo dhawaan la shaaciyay ayaa sheegaya in saliidaha loo isticmaalo dal daliigidda in ay illaa iyo xad aad u sareeya ay yareeyaan xanuunka galmo ka caagidda (Kacsi La`aan ) oo aad ugu badan haweenka .

Waxa uu xanuunkaas micnahiisu yahay in maskaxda ay fariin ah rabitaan galmo u direyso jirka balse jirka uusan ka jawaabeyn .

Saliidahaas la isugu dal daliigo waxa ay keenayaan kacsi waa haddii loo adeegsado in la mariyo xubnaha taranka , iyadoo daraasadaan ay muujineyso in haween badan oo dhibatadaas haysay in markii loo dal daliigay uu soo wanaagsanaaday hamuunta ay u qabaan sameynta ciyaarta sariirta .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada