MADAXWAYNE Xasan oo Gudoomiyaha Maxkamada sare u magacaabay masuul Xil ka hayey Maamulka S.land +(Sawiro) from Kalshaale by ka Wed May 04 2016 19:09:04 (4 hours) # 4. May 4, 2016 - Muqdisho (Kalshaale) Wareegto ka soo baxdey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyey in xilkii laga qaadey guddoomiyihii Maxkamadda sare Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, waxaana Madaxwayne Xasan uu magacaabey guddoomiye cusub oo ay yeelanayso maxkamadda sare kaas oo lagu magacaabo Ibraahim Iidle Suleymaan, isla maanta ayaa xilkiisa loo dhaariyey. Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo Dowladda Federaalka ee kumeelgaarka ahayd ka soo noqdey Xildhibaan iyo Wasiir ayaa xilkaan loo magacaabey sanadkii 2011, waxaana u magacaabey Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed. Sabata Xilka looga qaadey Cabdullaahi Caydiid Ilkaxanaf ayaan caddeyn, waxaana wararka qaar sheegayaan in da’diisu ay tahay 85 oo xaalad caafimaad looga qaadey. Guddoomiyaha cusub ee la magacaabey Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa muddo dheer ahaan jirey garyaqaanka guud ee Maamulka Somaliland, waxaana uu xilkaan iska casiley 7 maalmood ka hor, kadib markii Muqdisho looga gacan haadiyey. ibram

daajis.com:- Wareegto ka soo baxdey Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu caddeeyey in xilkii laga qaadey guddoomiyihii Maxkamadda sare Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, waxaana Madaxwayne Xasan uu magacaabey guddoomiye cusub oo ay yeelanayso maxkamadda sare kaas oo lagu magacaabo Ibraahim Iidle Suleymaan, isla maanta ayaa xilkiisa loo dhaariyey.

Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf oo Dowladda Federaalka ee kumeelgaarka ahayd ka soo noqdey Xildhibaan iyo Wasiir ayaa xilkaan loo magacaabey sanadkii 2011, waxaana u magacaabey Madaxweynihii hore Shariif Shiikh Axmed.

Sabata Xilka looga qaadey Cabdullaahi Caydiid Ilkaxanaf ayaan caddeyn, waxaana wararka qaar sheegayaan in da’diisu ay tahay 85 oo xaalad caafimaad looga qaadey.

Guddoomiyaha cusub ee la magacaabey Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa muddo dheer ahaan jirey garyaqaanka guud ee Maamulka Somaliland, waxaana uu xilkaan iska casiley 7 maalmood ka hor, kadib markii Muqdisho looga gacan haadiyey.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com

Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada