Magaalada Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Goobaha Jirka Lagu Dhiso (VIDEO)

Magaalada Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Goobaha Jirka Lagu Dhiso (VIDEO)

daajis.com:- Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa sanooyinkii u danbeeyay ku soo badanaya goobaha lagu dhisto jirka ama looyaqaan Gym-ka, goobahan oo ay dhalinyarada ku dhaqan magaalada Muqdisho u adeegsadaan in ay jirkooda ku dhistaan.

Hadaba fikradahan cusub ayaa waxaa dalka ku soo kordhiyay Soomaalida ka timaada qurbaha oo badankood wadamaha dibadaha ugu bartay inay Gym-ka suubiyaan.


Gobahan jirka lagu dhisto iyo Holal-ka lagu ciyaro Football-ka ayaa waxa ay hadda ku yaalaan xaafado badan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, taasi oo hadda ah isbadal dar dar ku socda oo ay xiisaynayaan dhalinyarada Muqdisho.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada